sheeko qosol badan

Sheeko Cunug Yar Aya Wuxu Arkay Hoyadiis Uur Leh Markasu Dhahay “Hooyo Caloolsha Maxa Kugu Jira” Markase Tiri “Hooyo Walalka Baan Sida” Markasu Yiri “Hooyo Ma Jeceshahay” Haa Bee Tiri Intu Qoslay Kulaha “Hooyo Hadaa Jeceshahay Maxa U Cuntay Noh” hahahahaha (Author khadar) loooool
SHEEKO: Mid Ciyaal Xashiish Ah inta la istaajiye ayaa la weydiiyey-> naftaada ka hadal: markasu yiri magaceyga waaXasan waxan ahay cristan, Shan Saladoodna wa Dukadaaa, waxan dhashay 1950 waxaana jiraa 28 sano. Dhalashadeyda waa suudani laakin waxan heestaa Passport japan ah, waxan ku dhashay England gaar ahaan magalada New york, waxaan aadaa Jaamacada Cairo ee u dhaw Kacbada.^^ looooool
Adiguna ma heysaa sheekooyin ka qosliya dadka, fadlan meesha hooso noogu soo qor si aan anagana u galino.