

warar hoose oo aan ka helnay islaan waayeel ah oo noo xaqiijiasay dahabkeedii laga xaday , ayadoo ka hadleeysa qaabkii dahabka looga xaday ayaa waxeey tiri '' anigoo habeen hurda ayaa daaqada la ii soo jabiyay ; hadii aan tilmaamo wuxuu ahaa nin aad u gaaban ; oo muuqaalkiisana u egyahay Yemen'' ..waxeey inoo sheegtay ayadoo murugo xoog leh ka muuqato in ay maqashay in uu u guuray North Westmagaalada Manchester ayna u gudbisay Policka magaaladaas ..
Wixii xog ah oo kusoo kordha dib ayaan idiinkuugu soo gudbin doonaa iyo sawirada dambiilaha . By Muuseey