sir laga helay tuug gaaboow



warar hoose oo aan ka helnay islaan waayeel ah oo noo xaqiijiasay dahabkeedii laga xaday , ayadoo ka hadleeysa qaabkii dahabka looga xaday ayaa waxeey tiri '' anigoo habeen hurda ayaa daaqada la ii soo jabiyay ; hadii aan tilmaamo wuxuu ahaa nin aad u gaaban ; oo muuqaalkiisana u egyahay Yemen'' ..waxeey inoo sheegtay ayadoo murugo xoog leh ka muuqato in ay maqashay in uu u guuray North Westmagaalada Manchester ayna u gudbisay Policka magaaladaas ..
Wixii xog ah oo kusoo kordha dib ayaan idiinkuugu soo gudbin doonaa iyo sawirada dambiilaha . By Muuseey

halkaan ka ciyaar Game xiiso gooni ah xambaarsan !!!

 

goor dhow haduu alle idmo waxaan ku soo shubi doonaa Game-yo aad u tiro badan kuwaas oo aan rajeynayo in ay idin xiiso gelin doonaan  insha'allaah.
balse waxa aan kaga cudur daaranayaa in aysan wali diyaar noqonin oo ay shaqo iigu socoto ,
Mahadsanid .. W:D Cumar Xaaji
                       Eamail: wehliye2005@hotmail.com